Horn Cable Tv
Horn Cable Tv
  • Видео 50 667
  • Просмотров 454 513 131

Видео

Dawlada Jabuuti oo u jawaabtay Somaliland
Просмотров 27
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
"Cadawga iyo walawayntu waxba inama yeeli karaan, Ishan Muuse Biixi ku waashayna..." Gudd Faysal
Просмотров 801
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Guddiga Musharixiinta Juballand Ayaa Ugu Baaqay Madaxweyne Axmed Madoobe Inuu Qabto Doorashooyinka..
Просмотров 387
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Cisbitalka Wajaale Oo 9 Sanno Mushahar Loo Raadinayo Shaqaalihiisa Iyo Agaasime Cusub Oo Lagu....
Просмотров 569
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
“Axmed Madoobe Waa In Doorasho Qabtaa Sababtoo Ah Waqtigiisa Waa Dhamaaday” Midawga Musharaxiinta.
Просмотров 1642 часа назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Midowga Musharixiinta Jubbaland Waxey Taageerayaan Go’aankii Gudoomiye Ku xigeenka Qaatay.
Просмотров 982 часа назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Munaasabada Calansaarka Ee Xuska 1-da Luulyo Oo Laga Joogo 64 Sano Ayaa Xalay Kismaayo Lagu Qabtay.
Просмотров 2722 часа назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Xildhibaan Faarax Macalin Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkad Cusub Oo Guryo Casri Ah Ka Dhiseysa Nairobi.
Просмотров 6253 часа назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Dadweynaha Reer Hargaysa Ayaa Ka Saadal Dhiibtay Kulanka France Vs Belgium Wareega 16Ka Ee..
Просмотров 7224 часа назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Warbixin: Bilicda, quruxda iyo khayraadka Gobolka awoowyaasha ee Sanaag
Просмотров 3147 часов назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
"Umuu jeedin Garoowe shacabkeeda amxaaraa iga xigta, Coldoon waa waa Khawaarij.." Sheekh C/laahi
Просмотров 16 тыс.17 часов назад
#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
Qodobada warka habeenimo ee HCTV | Tabinta Axmed Khaalid
Просмотров 76317 часов назад
Qodobada warka habeenimo ee HCTV | Tabinta Axmed Khaalid
WAR BOOLISKA DIGNIINTA BY MAHAD
Просмотров 57817 часов назад
WAR BOOLISKA DIGNIINTA BY MAHAD
Xulka England Oo Dhamaadki Ciyaarta Ka Farxiyey Taagerayaashiisa
Просмотров 17318 часов назад
Xulka England Oo Dhamaadki Ciyaarta Ka Farxiyey Taagerayaashiisa
"C/raxmaan Alleh ha u naxariistee nin cibaado badan buu ahaa oo.." Maayir hore Soltelco
Просмотров 1,1 тыс.20 часов назад
"C/raxmaan Alleh ha u naxariistee nin cibaado badan buu ahaa oo.." Maayir hore Soltelco
"Xinif Mucaaridka ayuu u shaqaynayaa Hanaloo Baadho Kulmiye Maahee.." Haweenka Istaad Hawska
Просмотров 13 тыс.22 часа назад
"Xinif Mucaaridka ayuu u shaqaynayaa Hanaloo Baadho Kulmiye Maahee.." Haweenka Istaad Hawska
Shirkadda Somgas oo macaamiisheeda ka farxisay.
Просмотров 48923 часа назад
Shirkadda Somgas oo macaamiisheeda ka farxisay.
Aqoontaadu micno ma samaynayso hadaanad dadka ka hor hadli karin...." Prof Xamse X. Maxamed,
Просмотров 4862 часа назад
Aqoontaadu micno ma samaynayso hadaanad dadka ka hor hadli karin...." Prof Xamse X. Maxamed,
Jaamacada Alpha Ayaa Munasibad u qabatey Ardey Dhameysatey Toobabar ku Saabsan Xirfada Wax Jeedinta.
Просмотров 8432 часа назад
Jaamacada Alpha Ayaa Munasibad u qabatey Ardey Dhameysatey Toobabar ku Saabsan Xirfada Wax Jeedinta.
"Reer Wajaalow Waxa La Idinka Rabaa Inaad Kulmiye u Kaambayn Garaysaan.." Wasiir Saleebaan Koore
Просмотров 2,3 тыс.2 часа назад
"Reer Wajaalow Waxa La Idinka Rabaa Inaad Kulmiye u Kaambayn Garaysaan.." Wasiir Saleebaan Koore
Hargeysa: Daah-furka Dib u eegista Xeerka Ururada Samafalka aan Dowliga ahayn
Просмотров 7862 часа назад
Hargeysa: Daah-furka Dib u eegista Xeerka Ururada Samafalka aan Dowliga ahayn
Deg-Deg: Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo ka hadlay in la xidhay safaarada Soomaliland
Просмотров 36 тыс.2 часа назад
Deg-Deg: Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo ka hadlay in la xidhay safaarada Soomaliland
Ina Shiine Sooyaadow Adiga Iyo Aabahaba Wixii Aad Somaliland Ku Sameyseen Waa La Ogyahay"Suldaan Iid
Просмотров 5 тыс.2 часа назад
Ina Shiine Sooyaadow Adiga Iyo Aabahaba Wixii Aad Somaliland Ku Sameyseen Waa La Ogyahay"Suldaan Iid
"Golaha Wakiiladda waxaan u immid Arrinta Gobalnimadda Gabiley" Suldaan Xasan
Просмотров 3,2 тыс.2 часа назад
"Golaha Wakiiladda waxaan u immid Arrinta Gobalnimadda Gabiley" Suldaan Xasan
“ Kastamka Abaarso Dadkii Bakhtiyay Ayuu Si Cadaawadaysan Uga Ganacsanayaa Dhiigooda…” Abaarso.
Просмотров 14 тыс.2 часа назад
“ Kastamka Abaarso Dadkii Bakhtiyay Ayuu Si Cadaawadaysan Uga Ganacsanayaa Dhiigooda…” Abaarso.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaray madxafka Qaranka Somaliland
Просмотров 2,7 тыс.2 часа назад
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaray madxafka Qaranka Somaliland
Macalin si qiimo leh ula dardaarmay ardaydiisa oo uu wax soo barayay muddo 3 sano ah.
Просмотров 3432 часа назад
Macalin si qiimo leh ula dardaarmay ardaydiisa oo uu wax soo barayay muddo 3 sano ah.
"Jabuuti kamaanu filayn in jabhadi ka soo dhex hadasho ay tidhaahdo.." Madaxweynaha Somaliland
Просмотров 3,7 тыс.2 часа назад
"Jabuuti kamaanu filayn in jabhadi ka soo dhex hadasho ay tidhaahdo.." Madaxweynaha Somaliland
Gudida wadada Alaybaday iyo Arabsiyo oo deeq Lacag ah kala wareegey Ururka East African Development
Просмотров 1,1 тыс.2 часа назад
Gudida wadada Alaybaday iyo Arabsiyo oo deeq Lacag ah kala wareegey Ururka East African Development

Комментарии

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 18 секунд назад

    Faysaloow Garoowe ayaan tageyaa waxaa kadambeysay Khaatumo in ay ina soo eryato. Itoobiya kuusoo hubeyneyay waxay rabtay in Soomaaliya buburto. Soomaaliyana waxay hubayneysay Eritrean iyo Meles Zenawi oo Muqdisho joogay. Waar dadka beenta kadaa.

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Минуту назад

    War odaygii waalnaa tabeebuu soo xirtay

  • @parkhadmahamed8251
    @parkhadmahamed8251 3 минуты назад

    Ex agaasime cabdishakur walahi really waaa hard worker anaa u marag furaya macalin qiimo leh oo aan abaalkiisa meel walba ka sheegayo Allah ples you macalin abdishakur

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 4 минуты назад

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa wasaaradda caafimaadka waxa joogga laba nin oo tuugada ku sita shahaadado. 2.0. Waxa ka mid ah mudane wasiir gaafaadhi iyo mudane agaasima guud oo xergeeye. 3.0. Waa laba tuug oo joogay meesha muddo 7 sanno ah. 4.0. Waxa miisaaniyadda la sheego ugu jirta lacag dhan 26.0 million US doollars. 5.0. Lagama dhiso cusbitaalo. Lagama bixiyo mushahar wanaagsan lagamana bixiyo gunno shaqasle. 6.0. Lagama keeno qalabka caafimaadka shaqaalaha joogana maaha qaar wax garanayaa . 7.0. Dhammaan dhakhaatiirtii waxay uga tegeen markay noqotey wasasrad u shaqayneysa madaxweyne iyo wasiir tuuggo ah uu meesha dhigtey. 8.0. Agaasimaha guud waa xergeeye wuxuuna noqday tuugga tuugta ugu xun. 9.0. Haddaba waxa jira shaqaalaha cusbitaalka hargeysa ugu yaraan 60% waxay ku shaqeeyaan tabarucaad iyo mushahar la'an oonay ku jirrin liiska shaqaalaha wasaaradda caafimaadka. 10.0. Waxa laga qaaddaa cusbitaalka hargeysa lacag xad dhaaf ah dadka bukaan socodka ah iyo kuwa jiifaba. 11.0. Halka Qolalka kirada ah waxay ka qaalisanyihiin qolalka cusbitaalada gaarka loo leeyahay. 12.0. Waxana halkii habeen laga qaadda bukaanka 30 doollar iyada oo dawadii expire ka ahayd iyadana laga qaadayo lacag xad dhaaf ah. 13.0. Lacagtaasi iyo lacagta dawadu waxay toos ugu dhacdaa wasiirka iyo agaasimaha guud qasnadooda iyagaana ku dannaysta oo iskood u isticmaala. 14.0. Waxayna ka dhigtaan waxay danahooda ku qabsadaan. 15.0. Kuwa ja shaqaynaya cusbtaalka hargeysa oo dhan 60% xatta ugama dhigaan mushahar amaba dunno. 16.0. Wasiirka gaafaadhi wuxuu ku gadtey dhul beer eed ku yaalla dararweyne lacag dhan 2.0 million doollars. 17.0. Wasiirka waxa la sheegay aabbihiis inuu ku delay gaajo iyo silic iyo dayac uu ku sameeyey. 18.0. Waxa warkaasi xaqiijiyey boqor cusman buur madow oo xogogaal u ah wasiir gaafaadhi. 19.0. Waxan qirayaa wasiirka iyo agaasimaha guud inay yihiin laba nin oo tuugada ku macaasha. 20.0. Waxan dhahayaa lacagta dadweynaha laga qaaddo halkii qof kama yara 200 us doollar halkii maalin Waa ayaan darro inteeda leeg. 21.0. Haddaba waxa yaableh miisaaniyadda waxa ku qoran 26.0 million doollars wasaaradda caafimaadka. 22.0. Lacagtaasi meel wax lagaga qabto ma jirto iyo meel wax lagaga dhiso midnaba. 23.0. Waxa yaableh labadan nin ee tuugta ah weligood lagama beddellin wayna soo taagan yihiin. 24.0. Sababtuna waxay tahay waxay saaxiib la noqdeen madaxweynaha sababtuna waxay tahay xafiiska madaxweynuhu intuu u jiro waynu garan karaynaa. 25.0. Hase yeeshee madaxweynuhu waxay ugu jiraan kuwa uu ugu jecelyahay labadan tuug uu meesha dhigtey. 26.0. Waxan dhahayaa madaxweynaha waxa laga soo raacay djibouti uu marwalba kusii ordi jary jirrey uu cashada ka soo cuni jirrey. 27.0. Waxa kale oo laga soo raacay addisababa oo maalin kastaba uu saarnaa dayuuradda ethiopian air lines. 28.0. Wuxuu ka doonayana lama garanayo Wuxuu dhex carraray abbaa gadhe iyo dad aynan garanayn waxay ku hadlayaan oo mikiniisado ka shaqeeya. 29.0. Haddaba waxan dhahayaa madaxweynuhu hadduu hagaagsan yahay wasaaradda caafimaadka albaabada ha u xidho. 30.0. Labada tuug ee gaafaadhi iyo xergeeye halka ay geeyaan 26.0 million doollars ee sannad walba lagu qoro wasaaradda beenta ah ee lagu sheego caafimaadka. 27.0. Gaafaadhi marka la sheego dhalliishiisa isaga iyo xergeeye wuxuu dhahaa waxan meesha u fadhiyaa maxamuud xaashi cabdi oo ururkegii rays xilligiisii riday. 28.0. Waana wuxuu ku maxaabsado tuugga tuuggo dhalay. 29.0. Shaqaalaha cusbitaalka hargeysa 60% waxay ku shaqeeyaan tabarucaad iyagoon waxbaba mushahar iyo guunno midnaba aan qaadanin. 30.0. Lamaxdhihi jarayp madaxweynuhu ma ogga oo lama socdo. Madaxweynuhu dadka ma dhageysto ee wuxuu dhegeystaa tuugtan uu meesha dhigtey. 31.0. Waxaana ugu jirta madaxweynaha dantiisa gaarka ah. 32.0 Madaxwrynaha iyo maxamed kaahin dalka ma xorreyneyn ee iyagaa xooreysanayey waxayna wattaan danta gaarka ay leeyihiiin.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 5 минут назад

    Majeeeertimyaa taageryaa Waa cadow geeena Maaaliba aada caayayayee Ader hdaladadadu way is waydaar miyaaad soo waalanysaa mise da baa ku haysa😅

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 9 минут назад

    Masootukatid Faisalow.

  • @Bestrobloxshh
    @Bestrobloxshh 10 минут назад

    Oyinta Iskadaa somali wamid

  • @Bestrobloxshh
    @Bestrobloxshh 11 минут назад

    Etopiya hade kutiri somaliya sodil mawax fican aye kusameysay

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 12 минут назад

    Kkkkkkkkkkkk😂

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 13 минут назад

    Salaada ayaa latukanayaa Faisal matukado miyaa.

  • @shirwacboy2736
    @shirwacboy2736 14 минут назад

    Horta faysa ma dadka walalan ayuu ushekeya

  • @Bestrobloxshh
    @Bestrobloxshh 15 минут назад

    Cuqdada kadaya shacabka

  • @shirwacboy2736
    @shirwacboy2736 15 минут назад

    Kkkkk

  • @MariamAliAli-pz2db
    @MariamAliAli-pz2db 22 минуты назад

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|......π~π~÷

  • @MariamAliAli-pz2db
    @MariamAliAli-pz2db 44 минуты назад

    i am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well...`/,--~«««~-!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!/////////////!!!!∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴¤½∴^|^||^^|^|°|^|^||^|^^||^....@&@

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 51 минуту назад

    Lacagta Somaliland waa meesha ay ka soo xarooto and you can’t pay salaries, that’s crazy, Horn Cable is another problem , always giving negative news

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 9 минут назад

      Waa in shaqaalahaas masaakiinta ah mushaharkooda helaan ha loo dadaalo

  • @maxmaxamed2199
    @maxmaxamed2199 53 минуты назад

    Shaqaalaha iska bixiya

  • @MariamAliAli-pz2db
    @MariamAliAli-pz2db 58 минут назад

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|.......،.،،.،.

  • @KhadaNAdaN-nr6yq
    @KhadaNAdaN-nr6yq Час назад

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tw9kd2qi4x
    @user-tw9kd2qi4x Час назад

    lov.lstop

  • @NimaanAliyyii
    @NimaanAliyyii Час назад

    Adke adke daaha gaas

  • @NasteexoHassan-y9s
    @NasteexoHassan-y9s Час назад

    Aar waxan maskaxdayda 😊 ayaan ku maamulnaa

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 Час назад

    Folks don't be deceived, he works and gets paid from the so called government, twists and manipulates Dean to the will and desires of the current administration. Above all he's not Somali he's Oromo by ethnicity.

  • @AmiinAhmedMahamedSantos
    @AmiinAhmedMahamedSantos Час назад

    Ilaahay.sheekh.haku.barakeeyo Waa.ruun.cad

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 Час назад

    شيوخ السلطان 😂😂😂 وارومو

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk Час назад

    Oromadii Afsoomaaliga baratay miyuu ahaa kan sheekhnimo ha noo dambeysee

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 2 часа назад

    heestan waa ku lugaynaya maxamed cali burco.alle cafiimad haku siyo adeer erayada nin habar jelo ah ayaa leh calaale alle haw naxaristo

  • @husseinyusuf8673
    @husseinyusuf8673 2 часа назад

    Scw

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 2 часа назад

    Waa orom.Ala maxaanu jabnay oo oromo na qabsatay

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay3265 2 часа назад

    Doofaar doofaar dhalay oo dabadhilif ah

  • @user-so2iw4bh6r
    @user-so2iw4bh6r 2 часа назад

    War walaahi kaan waa ibliis Ee sheekh maaha war somali Nacaybka Reer somaliland ayaa laga keen waliba layskuma jiree Reer sh.isxaaq waxayna ku sheekeyan waalana xasuuqan iyagu mayna reer Awadal xasuuqin miyana Dhulbahanta xasuuqin Toodu mayna xasuuq ahayn war dunidan wax walba ka Dhaca waana la heshiiya intaad walaaladin ka carareysan cadow Afka hawga galina

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 2 часа назад

    Maasha Allh Waa runtaa sheekh Guul jamhuriada Somaliland❤❤❤❤❤

  • @abdiwahidabdiraxman13abdiw96
    @abdiwahidabdiraxman13abdiw96 2 часа назад

    Guul

  • @queency7943
    @queency7943 2 часа назад

    Halka Somaliland looga Soo dhacay waa saxaafada miyaanay arkaynin saxaafada kale ee kor u qaadaya hankooda maxaad kuwa Somaliland habseeyey waxaan garan waayey waxa ay la hoganayaan ma Dee kufsobaa loogaystay oo faraa Laga hayaa waakuwii lahaa dawlada somaliya madaxdaan kufsanaaye

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 часа назад

    Axmed madoobe isagu waa itoobiyane somali maahe

    • @hamdieiid8530
      @hamdieiid8530 Час назад

      Axmed jubaland u ku dhashay... Muse juudan isaaguba so xarshin Kuma dhalan? So itoobian ma aha

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 3 часа назад

    Waar somalidu hanag hadh oo hanagla hadho xasidka iyo xumaanta markaa waxaanu idiin sheegaynaa hadaanu nahay somaliland itoobiyo ayaa walaalo noo ah ee naga daba hadha waanu idin necabnahay ee hanagu waalanina ee nadaaya waxaan isku qoomameenaa waxaanu idiinla midaawnay markii hore markaa waxaad ka sheekaynasaa inaanu itoobiya walaala nahaye waxaa noo kiin dhata yuhuuda ee naga hadh.

  • @mahdibiixi3512
    @mahdibiixi3512 3 часа назад

    kani sheekh maahee waa shaydaan gadhleh, oo Muuse ku taageeraya qabyaalad

  • @user-kp5ip4xt4p
    @user-kp5ip4xt4p 3 часа назад

    Waryayaal Maha Kuwan somaliland kashaqeya ee waa cdawga dalka gabigood waa inlagaxidh warbahint

  • @farxiyomaxamed-e8j
    @farxiyomaxamed-e8j 3 часа назад

    bk😊

  • @Salebanibrahin-zn3cp
    @Salebanibrahin-zn3cp 3 часа назад

    Abu suldan ninkaa ayaa fahan san wadadka waa itoobiyaan jaajus ah somalidu damiir daranaa kii hadlaba dur baan bay utumayaaan ma gaciina ale bi iye xishooda coldoon waa sama falihiina ma itoobiyaan ka war kiisa qadanaysan isagaa khawaarij tuuga xumi

  • @Janno190
    @Janno190 3 часа назад

    Waa sheekh caqli saliim ah runta u sheeg qadaadwayntaa iyo faqashba iyo dhamaan cadawga somaliland

  • @Salebanibrahin-zn3cp
    @Salebanibrahin-zn3cp 3 часа назад

    Dhiiga oromada buu leeyahay hala baadho ama hooyadii ba oromo ah magaciina ale bi iye wax walba ma idiin taliyeen waar waa etoopiyaan diinta la soo baray mardambaydin garan doontaan

  • @Ducaysane9
    @Ducaysane9 3 часа назад

    Ninkaan waa aromo sax ah

  • @Gamboole
    @Gamboole 3 часа назад

    Odayga waa waalanyay kkkkkk

  • @MohamedDahir-tn2ol
    @MohamedDahir-tn2ol 3 часа назад

    Mida kale 15 days baan socday(ordayay) cunto iyo biyana maan helin. Waa been Gaadhiga waxa saarnaa oromo iyo masaari. Sidee kukala gartay ethiopian ku way isku eegyihiine

  • @MohamedDahir-tn2ol
    @MohamedDahir-tn2ol 3 часа назад

    Fake story Xitaa qoloda TV gu maba edit garaynba

  • @mruun6114
    @mruun6114 3 часа назад

    IDOROW CALACALKA DAF 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-kq3vf4hx1m
    @user-kq3vf4hx1m 3 часа назад

    adigu mawadaad baadtahau mise siyaasi dhuuniqaato ah

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 3 часа назад

    Allahayow somali is jeclesi o ka xore qaabil! From jijiga somali galbeed

  • @mudiali719
    @mudiali719 3 часа назад

    Qofkan Somali caadi ah miyaa ?